Ban
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nan, m.l)Dhul bannaan oo aan dhir la hargalo lahayn.
Ban
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Saxarro jilicsan; shuban.
Gabangaabsi*
Diyaar-garow
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ban ↴
aabbannimo | gaaban | qaaban | qaaban | saaban | yaabban | yaabbanaan | yaabbanaansho | faafreeb | naaban |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg