Banaaxi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld banaaxiyid.

Banaaxi

Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)

Lo'barwaaqo joogto ciyid. ld bunaaxi², bunnaahi².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga banaaxi

ansaarax | ansaarixid | ansaarixin | banaaxin | banaaxiyid | bunaaxi | bunaaxi | bunaaxin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg