baqaal
(m.l) (-llo, m.dh)

Doonyaha safarrada dhaadheer gala tan ugu weyn oo qaadi karta kun jawaan iyo ka badan. ld baqaalad, baqlad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baqaal

abaqaal [m.l]
Tallaalidda laan geed laga soo gooyay lagu tallaalo geed kale. ld abqaalid.

abaqaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Laan geed laga soo gooyey geed ku tallaalid.

abaqaalid [m.f.dh]
eeg abaqaal². ld abqaal¹.

baqaalad [m.dh]
ld baqaal.

baqlad [m.dh] (-do, m.l)
ld baqaal.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg