baqal
(m.l) (-llo, m.dh)

1. Gammaan lab oo ay dameer iyo geenyo iska dhaleen. 2. ld bagal.

baqal
(m.dh) (-qlo, m.l)

Gammaan dheddig oo ay geenyo iyo dameer iska dhaleen.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baqal

bagal [m.l]
Khudrad cagaar ah oo leh caleemo balballaaran iyo buruq dhuuban oo dheer oo la cuno. ld baqal¹ (2), begel.

baqalye [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Jaad ka mid ah haadda hilibcunka ah oo galleyrka u eg, lehna midab ciira ah lugahana u cas. ld baqalyo, baqaye.

baqalyo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld baqalye.

baqaye [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
ld baqalye.

buquul [m.l]
ld baqal¹.

dabaqallooc [m.l]
ld dibqallooc.

gaariddameer [m.l] (-rro, m.dh)
Qalab oogo fidsan, laba shaag wax lagu rarto, oo dameer, baqal iwm jiidaan.

kooree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Koore saarid (Faras, baqal).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg