baqtii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

1. Nafley, nafta ka goyn. 2. Nal, raadiye, dab iwm damin. 3. Nafley xannaano darreyn. 4. Xoolo, ugaar iwm oo nafbaxaya gawrici waayid. ld bakhtii, bakhtiiji, baqtiiji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baqtii

bakhtii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld baqtii.

bakhtiiji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld baqtii.

bakhtiijin [m.dh]
ld baqtiin.

bakhtiijis [m.dh]
ld baqtiin.

bakhtiin [m.dh]
ld baqtiin.

bakhtiis [m.l]
ld baqtiin.

baqtiiji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld baqtii.

baqtiijin [m.dh]
ld baqtiin.

baqtiijis [m.dh]
ld baqtiin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg