bakhtii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)ld baqtii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bakhtii ↴
bakhtiiji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld baqtii.
bakhtiijin [m.dh]
ld baqtiin.
bakhtiijis [m.dh]
ld baqtiin.
bakhtiin [m.dh]
ld baqtiin.
bakhtiis [m.l]
ld baqtiin.
baqtii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Nafley, nafta ka goyn. 2. Nal, raadiye, dab iwm damin. 3. Nafley xannaano darreyn. 4. Xoolo, ugaar iwm oo nafbaxaya gawrici waayid. ld bakhtii, bakhtiiji, baqtiiji.
baqtiin [m.f.dh]
eeg baqtii. ld bakhtiijiin, bakhtiin, baqtiijiin, baqtiijis.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg