Baqtiquf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

B. ah: qof aan ka xishoon in uu sheego waxyaabaha xun. ld bakhtiquf¹.

Baqtiquf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Qof waxyaabo xun oo laga xishoodo sheegid. ld bakhtiquf².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqtiquf

bakhtiquf | bakhtiquf | bakhtiqufid | baqtiqufid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg