Barakac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld barakicid.

Barakac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -kici)

Colaad, faqrinnimo iwm awgeed meel uga guurid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barakac

barabbax | barakicid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg