bararan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Meel jirka ka mid ah, wax bararay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bararan

bararnaan [m.f.dh]
eeg bararan. ld bararnaansho.

gaaroodi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xubin bararan wax kulul ku kubbayn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg