barari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Barar u yeelid (meel jirka ka mid ah). 2. Caano dhay ah, kuwa fadhi ah ku darid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barari ↴
ibagorayo [m.dh]
Maridda hal irmaan si candhada ka bararisa loo maro.
ibaguryee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Hal si xun loo maray nasaaha ka bararid.
caal [m.l]
Cudur lo'da, idaha ka barariya caloosha oo uu keeno gooryaan caloosha kaga dhashay.
caal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Lo' ama ido cudur caloosha ka barariya ku dhicid.
qaamowqanshiir [m.l]
Cudur ku dhaca qanjirada oo barariya in muddo ah; camanbafuufi.
uurweynaad [m.l]
Cudur dadka ku dhaca oo beeryarada barariya, uurkana weyneeya. ld caloolweynad.
ajarro [m.dh]
Cudur qanjirrada geela barariya.
bararid [m.f.dh]
eeg barar².
bararin [m.f.dh]
eeg barari.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg