Barbixi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-yay, -say)

Nafley, dhibaato xilli kulul ka samatabixin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barbixi

barbax | barbixid | barbixin | barbixis | kabo | kabso | qalawille |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg