bardad
(m.l)Cabsi iyo naxdin weyn oo qofka ka lumisa is hanashada. ld barkad¹, barkag¹, berded¹, berkeg¹ (2).
bardad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Cabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad², barkag², berded², berkeg².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bardad ↴
bardadid [m.f.dh]
eeg bardad². ld barkadid, barkagid, berdedid, berkegid.
bardadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof, wax bardaday ahaansho. ld barkadsan, barkagsan, berdedsan, berkegsan.
bardadsanaan [m.f.dh]
eeg bardadsan. ld bardadsanaansho, barkadsanaan, barkadsanaansho.
bardadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld bardadsanaan.
barkad [m.dh]
ld bardad¹.
barkad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld bardad².
barkadid [m.dh]
ld bardadid.
barkadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld bardadsan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg