bareerid
(m.f.dh)eeg bareer². ld bareer¹, bareero.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bareerid ↴
bareer [m.l]
1. Fal ulakac ah oo aan qarsoodi ahayn; caddaan; kas. 2. ld bareerid. ld bareero.
bareero [m.l]
ld bareer1 (2). bareerid.
biimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Naf, hanti iwm biime ka dhigid. 2. Isku b.: meel cabsi leh ama nabaddeeda la hubin kas iyo ogaal ugu bareerid.
jambareerid [m.f.dh]
eeg jambareer².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg