bariidin
(m.f.dh)

eeg bariidi. ld bariidis, bariido.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bariidin

nabdaaddi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Cid salaamid; bariidin.

bariidis [m.l]
ld bariidin.

bariido [m.dh]
1. Casho baartay oo maalintii xigtay gaartay. 2. Salaanta kolka waagu beryo. 3. Hanti laga bixiyo gabar guur laga doonayo oo la siiyo soddohda. 4. ld bariidin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg