Barkin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Qori si wanaagsan loo qorey, leh madax qaab bileed ah oo la barkado,lug, gacan gelis ama gacan qabsi ah iyo sal wareegsan, ballaaran oo uu ku fariisto. ld barshin.
Barkin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-imo, m.dh)Kiish maro ah oo cudbi, isbuunyo iwm laga buuxiyo oo la barkado. ld barkimo.
Barkin
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg barki.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barkin ↴
barkadhac | barkadhac | barkadhicid | barki | barkimo | barkindhac | barkindhac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg