baroodid
(m.f.dh)eeg barood². ld barood¹ (1), karood¹, karoodid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baroodid ↴
barood [m.l]
1. ld baroodid. Baabbacada uu geela sameeyo marka uu barwaaqeysanyahay. 2. B. ah: neef sii dhimanaya jirro awgeed.
karood [m.l]
1. Cudur si degdeg ah wax u dila; habaar. 2. Dhul taag ah, dhagax leh oo dhirtu ku yartahay. 3. ld baroodid.
karoodid [m.dh]
ld baroodid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg