barqammaal
(m.l)

1. ld barqammaalid. Maalidda xoolaha baraqdii la maalo. 2. Waqti barqo ah oo xoolaha la maalo. 3. B. ah: caano waqtigaa barqada ah la lisay.

barqammaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)

Waqti barqo ah, xoolo lisid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barqammaal

barqammaalid [m.f.dh]
eeg barqammaal². ld barqammaal¹ (1).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg