barqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Xoolo inta aan la maalin subaxii daajin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barqi ↴
barqiirqiir [m.dh] (-ro ..., m.l)
(fiis.) Xaaladda dareeraha ee wejiyada hoorka iyo neeftu ay isku cufnaanyihiin. Markaa, dareeraha heerkulkiisa, cadaadiskiisa iyo muggiisuba waxa ay taaganyihiin xaalad qiirqiir.
barqimo [m.dh]
ld barqo.
barqin [m.l]
ld barqo.
barqin [m.f.dh]
eeg barqi.
barqo [m.dh]
Waqtiga u dhaxeeya subaxda iyo harka. ld barqimo, barqin¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg