Barqo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Waqtiga u dhaxeeya subaxda iyo harka. ld barqimo, barqin¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barqo ↴
barambarqo | barqaceli | barqalibaaxi | barqammaal | barqammaal | barqanoqo | barqimo | barqin | barqo-kulul |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg