baryaqaadid
(m.f.dh)eeg baryaqaad². ld baryaqaad¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baryaqaadid ↴
raabso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Xoolo wax calalin; baryaqaadid. 2. Dad wax calalin. ld raamso. baryaqaadid
baryaqaad [m.l]
Dib u raamsashada ay sameeyaan xoolaha calanaqsada. ld baryaqaadid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg