basar
(m.l)

1. Hab iyo hannaan qof bulsho uu la noolyahay ula dhaqmo. 2. Tab iyo xeelad qof adeegsado si uu arrin ugu xalliyo. 3. ld basrid.

basar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-sray, -sartay; -sri)

Wax si tab iyo xeelad leh u xallin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh basar

areebo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Naag karti xun oo aan nadiifin karin jirkeeda, gurigeeda iwm; basari; baali; arraajo.

arraajo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Areebo; basari.

bagagi [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
B. ah: basari; baali, areebo.

basari [m.dh]
Baali; areebo; arraajo.

basari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof si tab iyo xeelad leh u qancin.

basarikibir [m.dh]
Qab iyo isla weynaan ka muuqda haweeney baali ah.

basarin [m.f.dh]
eeg basari².

basarlow [m.l] (-wyo, m.dh)
Qof caqli badan oo arrimaha si tab iyo xeelad ku jirto u xalliya.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg