Basari

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Baali; areebo; arraajo.

Basari

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Qof si tab iyo xeelad leh u qancin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga basari

areebo | arraajo | bagagi | basarikibir | basarin | goombaar | sumbo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg