bashiic
(m.l)Meel xirnayd oo in yar la furo si hawo ama iftiin uga soo galo. ld bishiic.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bashiic ↴
bashiican [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay; -cmi)
Wax la bashiiciyey noqosho. ld bishiican.
bashiici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Meel xirnayd in yar furid (albaab iwm). ld bishiici.
bashiicin [m.f.dh]
eeg bashiici. ld bishiicin.
bashiicmid [m.f.dh]
eeg bashiican. ld bishiicmid.
bashiicsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la bashiiciyey ahaansho (albaab iwm). ld bishiicsan.
bashiicsanaan [m.f.dh]
eeg bashiicsan. ld bashiicsanaansho, bishiicsanaan, bishiicsanaansho.
bashiicsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld bashiicsanaan.
bishiic [m.l]
ld bashiic.
bishiican [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay; -cmi)
ld bashiican.