bashiishasho
(m.f.dh)eeg bashiisho. ld bashiishad (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bashiishasho ↴
bashiishad [m.l]
1. Neef la rabay in la ogaado kolkuu dhalayo, oo cidla ku dhala. 2. Arrin aan sidii la rabay noqon oo aan lagu liibaanin. 3. ld bashiishasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg