baxdoy
(m.l)ld baxdow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baxdoy ↴
baxdow [m.l]
Faras aad u dheereya oo aan fardaha la mid ahayn ee ka baxsan. ld baxdoy.
baxdownnimo [m.dh]
Baxdow ahaansho (faras). ld baxdoynnimo.
baxdoynnimo [m.dh]
ld baxdownnimo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg