baxsasho
(m.f.dh)eeg baxso. ld baxsad (3), baxsi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baxsasho ↴
tabaxsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabaxso.
wabaxsasho [m.dh]
eeg wabaxso. ld wabxib.
bax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
1. Meel ka tegid. 2. Dhimasho. 3. Caloolbixid, shubmid. 4. Soo dheeraan (dhir, timo iwm). 5. Muuqasho (qorrax, dayax iwm). 6. Shidmid (dab). 7. Gadmid, iibsamid (ganacsi). 8. Ka b.: wax ka noqosho. 9. Ka b.: arrin ama waajib gudasho. 10. Ku b.: qaymo ku fadhiisasho. 11. La b.: wax meel ku jira baxsasho. 12. La b.: la cararid (gabar). 13. Isku b.: isku buuqid, isku kicid. 14. Isku b.: jiq noqosho. 15. Kala b.: kala qaybsamid. 16. Kala b.: dhanaanaasho, suusacid (caano). 17. Haan caano lagu lulay subag dhalid.
baxsad [m.l]
1. B. ah: qof meel lagu ogaa si sharcidarro ah uga fakaday meeshi lagu ogaa. 2. B. ah: neef xoolo ah oo ka fakaday meeshi lagu ogaa. 3. ld baxsasho.
baxsi [m.l]
ld baxsasho.
canshuuro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Hanti, cashuur ka baxsasho. ld cashuuro.
dhayladhufaano [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-naday, -natay)
Orgi yar caana-nuugnimo xiniinyaha kaga baxsasho.
dhilliso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Mindi, masaar, toorray iwm daab ka baxsasho. ld dhiliqso, dhilqiso, dhilqo.
dhilo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ishay, -ilatay)
1. Sabuul galley iwm qolof ka qaadasho. 2. Caaw iwm diir ka baxsasho. 3. Timo feerasho.