baydadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Nafley baydad ku ridid. ld beygagi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baydadi ↴
baydad [m.l]
1. ld beygag 1. Cabsi kedis ah oo wax cabsi lahayn ka didda. 2. ld baydadid.
baydadid [m.f.dh]
eeg baydad². ld beydad¹, beygag¹,beygagid.
baydadin [m.f.dh]
eeg baydadi. ld beygagin.
beygag [m.l]
ld baydadid.
beygagi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld baydadi.
beygagid [m.dh]
ld baydadid.
beygagin [m.dh]
ld baydadin.
fiigacarar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Carar aan meel loo socdo la aqoon cararid; fiigid; baydadid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg