baydadid
(m.f.dh)

eeg baydad². ld beydad¹, beygag¹,beygagid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baydadid

baydad [m.l]
1. ld beygag 1. Cabsi kedis ah oo wax cabsi lahayn ka didda. 2. ld baydadid.

beygag [m.l]
ld baydadid.

beygagid [m.dh]
ld baydadid.

fiigacarar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Carar aan meel loo socdo la aqoon cararid; fiigid; baydadid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg