baytammaal
(m.l)

ld beytummaal¹.

baytammaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)

ld beytummaal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baytammaal

baytammaalid [m.dh]
ld beytummaalid.

beytimmaal [m.l]
1. B. ah: hanti baylah ah. 2. Keydka dhexe ee Dawladda Islaanka. ld baytammaal¹, baytimmaal¹, beytummaal¹.

beytimmaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Hanti baylihid. ld baytammaal², baytimmaal², beytummaal².

beytimmaalid [m.f.dh]
eeg beytimmaal². ld baytammaalid, baytimmaalid, beytummaalid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg