beenlow
(m.l) (-wyo, m.dh)Nin been badan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beenlow ↴
baayir [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-rro, m.dh)
B. ah: qof aad u been badan; beenlow; beenaale.
beenaale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Nin been badan, beenlow.
beenhawaas [m.l]
(beenhawaas/-yo, m.dh) Nin beenlow ah oo aad u sheeko macaan. ld beenawaas.
beensheeg [m.l]
1. B. ah: beenlow. 2. ld beenshegid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg