Biciid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Jaad ugaarta waaweyn ka mid ah, leh midab dacar ah, geeso dhaadheer oo toosan, bogcad iyo labo diillimood oo madow oo dhinacyada ku yaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biciid ↴
ugaar | adaarbiciid | adarbiciid | booldhe | bulu | gaashaanle | geedbiciid | giir | goonnidaaq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg