bulu
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-llo, m.dh)

Dhasha biciidka. ld bulul.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bulu

saabbuunmadow [m.dh]
Saabbuun dharka lagu dhaqdo oo leh midab madow buluug xigeen ah.

jaajuur [m.l] (-rro, m.dh)
Shay afar gees leh oo ka samaysan shamiito iyo ciid laysku qasay oo guryaha lagu dhiso; bulukeeti.

aayodhiin [m.l]
(kiim.) Curiye adke ah oo bida midabkiisuna yahay buluug madow kana tirsan haloojiinada (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayaasha).

baqtifuul [m.l]
Duqsi waaweyn, leh midab qurxoon oo buluug ama cagaar ah oo laga helo meelaha waxa qurmay yaaliin. ld bakhtifuul.

bulukaati [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Bir-xaar dusha dheen dahab ahi ka marsanyahay.

bulukeeti [m.l] (-iyo, m.dh)
Saddex-jibaarane yar, ka samaaysan ciid bataax ah iyo shamiito la isku qasay oo guryaha lagu dhisto; jaajuur.

bulul [m.l] (-llo, m.dh)
ld bulu.

bulumbulyo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Cayayaan yar, u eg suuska badarka gala oo qoryaha dhuuxooda burburiya; xar.

buluqbuluq [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Buluqbuluqleynta. 2. B. ah: qof buuran oo hilib jilicsan leh. 2. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo shanqar mayridda ah.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg