Biciriir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Eegitaan aan indhaha dhab loo kala qaadin iyadoo muruqyadooda la adkaynayo kolka aragtidoodu yartahay ama if xoog badani ka hor yimaado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biciriir

biciriirsad | biciriirsasho | biciriirsi | biciriirso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg