biddad
(m.dh) (-do, m.l)

Haweeney la leeyahay aan xor ahayn oo sidii la doono loogu shaqeysto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biddad

addoon [m.dh] (-oomo, m.dh)
Naag aan xor ahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; biddad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg