bigays
(m.l)1. Shaah aan caano lahayn; rinji. 2. ld bigayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bigays ↴
bigayn [m.f.dh]
eeg bigee. ld bigays (2).
casmali [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
C: ah: shaah aan caano lagu darin; bigays.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg