Biid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wax aad u yar. 2. B. ah: xarrago badan oo dharkiisu hab gaar ah u tolanyahay (qof)..

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biid

abiid | cabiid | cabiidnimo | cabiidsad | cabiidsamid | cabiidsan | cabiidsasho | cabiidsi | cabiidso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg