Cabiid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(cabiid, m.dh) Qof la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; bidde; addoon; cabid. ld cabid¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cabiid ↴
addoon | bidde | cabid | cabiidnimo | cabiidsad | cabiidsamid | cabiidsan | cabiidsasho | cabiidsi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg