Bilic

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Muuqaal indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bilic

bilicsan | bilicsanaan | bilicsanaansho | dhaldhalaal | dhaldhalaal | falaxfalax | jinni | qurux | quruxsami |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg