birdhic
(m.dh) (-cyo, m.dh)1. Bar yar oo leh midab ka geddisan meesha ay ku taal. 2. ld birdhi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh birdhic ↴
birdhi [m.l]
1. Macdan qaali ah. 2. Cad yar oo xabag ah. 3. ld birdhic.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg