birid
(m.f.dh)

eeg bir³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh birid

tacabbirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tacabbir.

asiidh-cabirid [m.dh]
(kiim.) Saafid-mugeed ama mitimis asiidh-beys halkaas oo milan caadi ah oo asiidh ah lagu daro milan ribnaantisi dahsoontahay oo ah beys tilmaame ku jiro. Alkalicabiridduna waa roganka asiidhcabiridda. Eeg alkalicabirid.

cabbirid [m.f.dh]
eeg cabbir². ld cabbiris.

ciildibbirid [m.f.dh]
eeg ciildibbir².

debbirid [m.f.dh]
eeg debbir.

dhoolbirid [m.f.dh]
eeg dhoolbir². ld dhoolbir¹ (2).

dibbirid [m.f.dh]
eeg dibbir².

hambaabirid [m.f.dh]
eeg hambaabir.

qabbirid [m.f.dh]
eeg qabbir². ld qabbir¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg