Biriwax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld biriwixid.
Biriwax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -wixi)Qaylo iyo sawaxan samayn (caruur). ld birikinnaas².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biriwax ↴
birikinnaas | biriwixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg