Birmiil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Weel weyn oo bir ah qaab dhululubo leh oo qaada labo boqol oo litir, fuusto. ld barmiil.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga birmiil

barmiil | dilindillee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg