birqalax
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

1. Bir jajab ah oo duug ah oo aan waxtar lahayn. 2. Dad aan karti lahayn oo waxtarkooda yaryahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh birqalax

xashin [m.dh] (-imo, m.l)
Maqaar harag ari oo laysku tolay ka samaysan oo lagu kaydiyo abuurka birqalaxda iwm.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg