birsulub
(m.dh)ld birlab.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh birsulub ↴
gaallays [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
Toorrey g. ah: toorrey dheer oo birsulub leh oo lagu dagaallamo.
birlab [m.dh]
1. Bir aad u adag oo aan jebin. 2. Bir awood u leh in ay soo jiidato biraha kale. ld birsulub.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg