Birlab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Bir aad u adag oo aan jebin. 2. Bir awood u leh in ay soo jiidato biraha kale. ld birsulub.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga birlab

kaaha-altaratyolet | kaahin-birlabdanabeed | raadar | raadka footoodanabeed | saaqid danab | saaqid birlabdanabeed | aragtida kuwaantam | badad-birlabeed | badan-midab-ileys |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg