birxaar
(m.dh)1. Nooc biraha ka mid ah, aad u jilicsan oo si sahlan u jabta. 2. ld bir-ajuuraan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh birxaar ↴
bir-ajuuraan [m.dh]
1. Bir budo laga dhigay oo lagu daaweeyo caruurta caddaadka qabta. 2. ld birxaar. 3. bir 1 (3).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg