bisbaas
(m.l)ld basbaas.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bisbaas ↴
basbaas [m.l]
Geed-nagaar la beerto oo dhala miro dhuudhuuban oo kulul oo cuntada lagu darsado. ld bisbaas.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg