bislays
(m.l)

ld bislayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bislays

bislayn [m.f.dh]
eeg bislee. ld bislays.

bislaysad [m.l]
ld bislaysasho.

bislaysasho [m.f.dh]
eeg bislayso. ld bislaysad, bislaysi.

bislaysi [m.l]
ld bislaysasho.

bislayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Cunto bisayl ka dhigasho. 2. Arrin u gogol xaarasho si aan go'aan qaadashadeeda loogu dhibtoon.

dubo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
Cunto raran ku bislaysasho.

hogeyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax hog ku bislaysasho.

kaarotiin [m.l]
(baay.) Xubin ka mid ah dirta midabsidayaasha kaarotinoydh. Tusaale ahaan waxa ka mid ah beta-kaarotiin oo midab u yeesha xididka daba casaha iyo laykobiin oo bislaysa tamaandhada. Alfa iyo beta kaarotiin waxa laga helaa faytamiin A, marka xayawaanku dheef-shiido.

karso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax dab iyo biyo ku bislaysasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg