Bislee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

1. Cunto bisayl ka dhigid. 2. Arrin si aan go'aankeeda loogu dhibtoon u gogol xaarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bislee

uumito | bislayn | garmash | gaxarato | hogeysan | karshin | shaaxid | solay |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg