biyabbax
(m.l)

Imaatinka minada labka iyo dheddiga marka ay isu galmoodaan. ld biyabbixid.

biyabbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)

Lab iyo dheddig isu galmooday mino ka imaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyabbax

biyabbaxo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Meesha ay biyaha webiga ka fatahay ku faafaan. 2. Marka ay biyuhu webiga ka fatahmaan.

biyabbixid [m.f.dh]
eeg biyabbax². ld biyabbax¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg